Apps

FAISAL ALI WARABE AND GOODAX BARE SOMALILAND AND SOMALIA CLUB HOUSE …



Please subscribe to Hargeisa news channel and click on the bell to get news, reports, history of African leaders and 0 emergency events and sports & songs. Thanks for the help, advertising offers, complaints, questions and comments, you can send us a message at the e-mail address below. Iyo Telefoonka Facebook: Idris Mohamed Dabshid Please Subscribe for more Videos – You Can Contact us all Business inquiry. 🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films 📞 + 252-634672492 – Email: idiris.burco@gmail.com. #FADLAN_LIKE_SHARE #SUBSCRIBE

source

All the Admin Templates You Could Ask For.

2M+ items from the worlds largest marketplace for Admin Templates, Themes & Design Assets. Whether that's what you need, or you're just after a few Stock Photos - all of it can be found here at Envato Market.

Related Articles

34 Comments

  1. Guddoomiye Faysal waan u hanwaynaa laakiin arintaan wuu ku qaldanyahay 100%, wuuna dhex fariistay. Mudane Goodax hadalkiisa waan u garaabayaa, sobob? Soomaali meel ay joogtaba waa hal qawmiyad oo wada dhashay oo isku af ah, isku diin ah iskuna isir ah. Meel ay kala tagaysana ma jirto. Rawanda ku cibro qaado wixii ka dhacay iyo halka ay marayso maanta.
    Faysal hadalka ayuu ku caana maalaa. Reer Waqooyi haddaan nahay waxan u naqaanaa siyaasiga hadalka. Waxa jira taariikh qarsoon oo inta badan bannaanka aan la keenin.
    Lixdankii Siyaasiinta reer Waqooyi iyaga ayaa kala socday oo kala jabnaa markii ay keeneen calankooda Koonfurta Soomaaliyeed. Ingiriisku wuxu u ballan qaaday inay wax yar sugaan si uu isugu keeno dhammaan dhulwaynaha Soomaaliyeed. Laakiin Siyaasiinta reer Waqooyi waa degdegsanaayeen, waxbay kala qarsanaayeen oo Koonfur ayey ku soo cararaayeen, gaar ahaan labada wabi.
    Rabbi Wayne (SWT) wuxu inagu amray inan mar walba maslaxadda ummadda aan ka shaqayno.
    Odey Soomaaliyeed oo ku leh walaal raali ka ahaw wixii dhacay, aan heshiino, aan iscafinno, dadkeenaan dhiban aan dhibka ka saarno. Hadalkaas meel laga maro ma jirto. WAA GAR, WAA XAQ, WAANA RUN biyo kama dhibcaan ah. Hore waxa u hadlay Mudane Khayre oo yidhi reer Waqooyi haddii ay ogolyihiin midnimada wax kasta diyaar ayaan ula nahay, Caasimadda iyo madaxweynaha labadaba. Halkaas ayaa loo gaadhay, taariikhda ayuuna ku xusan yahay.
    Faysal jawaabtii ummadda Soomaaliyeed ku farxi, rajo dhawna u noqon lahaa kuma hadlin. Kaaga darane si kibir iyo islawayni ku jirto ayuu u hadlay. Hadda ka hor dhallinyar Soomaaliyeed oo Yurub u tahriibaysay ayaa meel ku wada dhintay. Dhallinyaradu waxay isku jireen Waqooyi iyo Koonfur. Faysal hadal gaf ah oo xataa islaanimada gaf ku ah ayuu ka yidhi arintaasi. Wuxu yidhi “bal arag, kuweena iyo kuwaas inay meel ku wada dhintaan ma ahayn”. Hadakaasi Walaalaheen koonfureed waan ka raali galinayaa.
    Mudane Goodax Barre mid baan odhan lahaa, Mudane arintaan waa lagama maarmaan, ha ka hadhin. Reer Waqooyi Albaabo badan oo laga galo ayey leeyihiin.
    Faysal isna mid baan leeyahay. Guddoomiye Faysalow ka fiirso hadalada aad ku hadlaysid, taariikhda ummadda Soomaaliyeed ayey galaysaa.
    Walaalahay koonfureedna shacab ahaan mid baan leehay. Siyaasad iyo dhaqan ahaanba waad dunsantihiin. Marka ay siyaasaddu dunto dhaqanka ayaa lagu saxaa. Dhaqanka dib u hagaajiya oo reer walba xagga dhaqanka ha iska dhiso, si reerku hogaan adag u yeesho oo beesha Hogaamiye dhaqan oo laga wada danbeeyo u lahaato. Markaasi idinka ayaa soo xulanaaya siyaasigiina, mutacalimkiina iyo dhallinyartiina, Ka bacdi siyaasadda guud waad sixi kartaan. Dhawaan beesha Habargidir waa shireen oo hogaan dhaqan ayey samaysteen waxayna diyaar u yihiin inay danta guud ee ummadda Soomaaliyeed ka shaqeeyaan. Beelaha kalena sidaas oo kale. Midda kale walaalahay koofureedow xaasaska badan iska daaya ee aydaan awood u haynin, hal xaas oo aad ilmaha la korisaan ayaa ka khayr badan dhawr xaas oo idiin dhala caruur tira badan oo aan idin maqleynin. Wixii Xamar gubayna kuwaas ayey ahaayeen ee qaranimadii Soomaaliyeed God ku riday.
    Aan u soo noqda Waqooyiga Soomaaliya ama Soomaalilaand. Beelaha Waqooyi xagga dhaqanka ayey ka heshiiyeen ee wali xagga siyaasadda lagama heshiin, Siyasaddenu waa dunsantahay. Dhaqanka ayaan soo afjaray dagaaladii sokeeyey ee beelaha Waqooyi.
    Waqooyi nabad ayaa taalla dhaqanku ilaaliyo. Siyaasiinta Waqooyi weli waa la saluugsanyahay. Wadanka dhammaan waxa laga qaaday cashuur. Cashuurtaasi oo 90% ku salaysan xeer. Cashuurtaasi 70% waxa lunsada siyaasiinta. Ciidamada Soomaalilaand waxa dhacda marmar in 3 bilood ayna mushahar qaadanin. Waxa Caasimadda Hargeysa gudaheeda ka jira baahi (gaajo) aan hore taariikhda noo soo marin. Qoysas Hargeysa u dhashay oo beel walba leh ayaa daaraha dhaadheer iyo guryaha waaweyn ee siyaasiinta iyo ganacsatada dhisteen ku hoos baahan.
    Dekedda Berbera Cashuurteeda ma aragno. Misaaniyadda dawladda Laguma soo daro. Waxa dhacday in rag siyaasiin ah ku faanaan 40 jir ayaan ahay waxaana haystaa 40 milyan oo doolar. Weli ma hayno siyaasi musqmaasuq lagu eedeeyey ama loo soo xidhay. Markaa walaalahay koofureey waxba idima dhaano aan ka ahayn NABADDA shacab oo dhaqanku ilaaliyo, iyo guurka oo ku eeg hal xaas, oo caruurta ay dhashay la korin karo, waalidkoodna iyo waayeeka kaleba dhagaysta.
    Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed waxan ugu ducaynayaa inu Ilaahay dhibka ka saaro, gaar ahaan Koonfurta Soomaaliyeed, Rabbu nabad waarna siiyo. Aan iscafinno, oo aan heshiino waa gar.
    Nabadgelyo.

  2. Faysal cali waa dorkiisi waa lama dhafaan insha allaah geesi hadal yaqaana ii noloow

  3. Waxba dood kulul ma aha waa dood Hal dhinac Ah oo hadal inta badana faysal Ali Waraabo iska hadlayo oo loo salaxay

  4. Faysal waxaan laayahay ma anakaa dahab la qaxnay waan taagyaarsay somaaliand cadoowgaada ha jabo dad baa mukulal cu nay dad baa dad cunay

  5. Muuse iyo ciro sidaa uma difaci karan somaliand umana hadli karana waayo faysal wuxuu dheeryahay fatahanimo iyo waayo argnimo

  6. Ninka loweka sheegta ee meesha ka hadlaayey Guuleed, wuxuu cadaystay in dadka reer somaliland ay gacantooda ku burburiyaan dawladooda , isgoo cadowga qandaraas ka soo qaatay ishaa lagugu hayaa.

  7. Dood kaliya hadaan ka qayb galo issue gaa soomaali qiiqbaa ka kici nin waxbadan og ayaan ahay halkaan kasoo jeedo ayaa soomaali waxay ku murmayso soo afjari doonta insha Allah imaydaan baranba dhawaan media ha soomaali oo dhan ii balamiya numberkaygana waan idiin soo qori hadalbay kala daysan waydee walee facts and figures aan cidiba hayn baan hayaa if all somali and media are ready i can do that job

  8. Faysal yaa ku fasaxay inaad arimha Somaliland u qarsoonayn ka sheekayso, you're a stranger stupid man.

  9. Munaafaq weeye weligii lagama yaabo inaay somaliland godo ciidagale muxuu kayahay hargeyso jaadka iyo dumarka ayeey iibiyaan runti faysalna ali waraabena waxba kama ahan kolkii horena daarood ayuu basaas u ahaa

  10. Fasaal cali warabe wa geesi qaraan weye somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul iyo

  11. Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul iyo gobaaniimo

  12. Mansha Allah tabarikalah guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland allow dhowra Somaliland kanaxow naftawa cadowga Somaliland cagta hostisa in sha Allah faysal Cali warabe wa geeeeesi geeeeesi dhaleya Ragedi hore usoco

  13. Faysal waa Ruuxiga Somaliland ,Hala furo xisbiyada laakiin waa in faysal iyo ucid soo baxaan mar dambe, dhalin yarada iyo shacabka soomaliland waa in ay u hiiliyaan ninka u hiilinaya ,waxaana neceb dhamaan inta neceb jiritaanka somaliland,dagaalkii xabadu waa ku guulaysanay kan siyaasada ahna faysal waa kaga adagyahay cadowgeena.

  14. Maasha allaah aabahaa baa talin jiray cali waraabe….qadiyadda somaliland nimada ayaa midaysa guul iyo gobonimo

  15. Eng illahay ha xafido illahay waxaan Ka bar yaya in uu talada soomaalind mar uun uu qab to Insha Allah guul iyo caafi maad qab

  16. faysal waxba haku daalin somaliland dadka dhinac karaac ee kuso dhawow somaliyada cusub

Back to top button